Advertisement

Maxkamada Ciidamada oo Maanta qaaday dacwad loo heysto nin Alshabaabnimo ku eedeysan

0
Maxkamada Ciidamada Qlabka sida ee Dowlada Soomaaliya ayaa saaka u fadhiisatay dacwad loo heysto nin ku eedeysan inuu ka tiran  yahay Alshabaab. Ninkan oo lagu magacabo C/wahaab ayaa ku eedeysan inuu shaqooyin...

DAAWO VIDEO: Dab kale oo Saaka ka kacay guri ku yaal Degmada Yaaqshiid

0
Muqdisho (dayniiile.ckm)-Sida ah xaqiijiyeen waaxda Gurmadka deg-dega ee Gobolka Banaadir waxaa dab kale uu saaka ka kacay guri ku yaal Degmada Yaaqshiid Magaalada Muqdisho. Dabkaan qabsaday guri boos ah wuxuna ka dhashay...

Xildhibaan C/raxmaan C/Shukuur “aniga iyo odawaa waxaan ka simanahay ma nihin dadka siyaasada wax...

0
Hobyo (dayniiile.com)-Kaf-tanka Siyaasada intiisa badan waa qosol iyo qaraaxo hadana xaqiiqo hoose ku fadhiya marka loo eego sida siyaasiyiinta qaar u kaftamaan. C/raxmaan Cabdi-Shukuur Warsame oo ah Xildhibaan iyo Siyaasi Caan ah...

Madaxweyne Xasan shekh  magacaabista Guddoomiyihii Guddiga shirweynaha dib u heshiisiintii  Galmudug Dr. C/raxmaan Baadiyow...

0
   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa mar kale u Magacaabay Dr. C/raxmaan C/llaahi Macallin Baadiyow in uu Hogaamiyo dib u heshiisiinta Dalka, maadaama uu ka soo qeyb qaatay...

laba Walaalo oo aano qabiil loogu dilay Gobolka Galgaduud

0
Ceel-dheer (dayniiile.com)-Wararka laga helaayo Degaanada Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xalay laba wiil aano qabiil darteed loogu dilay meel ku dhaw deegaanka Ceel-dheere ee Gobolka Galgauduud. Labada marxuum oo isla dhashay waxaa...

Xildhibaan Caan ah oo ka shifay sir-ta ka danbeysay in Dekada Hobyo dhismo weyso

0
Hobyo (dayniiile.com)-Xildhibaan C/raxmaan Cabdi-Shukuur oo ka mida Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya sidoo kalana ah Siyaasi caan ah kana soo jeeda Galmudug ayaa markii ugu horeysay ka shifay sir mudo Soomaalida ka qorsooneyd...

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasabad lagu maalgashanayay Dekada Hobyo+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo ay kasoo qayb galeen Xildhinaanno ka tirsan BFS, mudnayaal ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug, ganacsato,...

Xaalada Nololeed ee Shacabka Gaza oo laga deyrinayo

0
Gaza (dayniiile.com)-Kadib markii Mareykanku habeen hore codka diidmada qayaxan saaray qorshe Qaramada Midoobe ku dooneysay inay xabad joojin kaga dhaqan geliso dagaalka Gaza ayaa waxaa aad looga derinayaa xaalada nololeed ee...

Booliiska Turkiga oo mar kale amray in la soo xiro Wiilka Madaxweyne Xasan Sheekh

0
Maxamed Xasan Sheekh Maxamuud oo ah wiil uu dhalay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo asbuuc ka hor shil gaari ku dilay nin Turkey u dhashay gudaha Magaalada Istanbul ayaa la...

Dab baabi’iyay Xaafad barakacayaal ay degan yihiin

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Xaafada say-biyaano oo isku xirta Degmooyinka Wada-jir iyo Hodan  ee Magaalada Muqdisho waxaa caawa ka kacay dab xoog leh. Dabkaan ayaa galaaftay inta badan xaafad ay daganaayeen dad barakacaya ah kuwaasoo...

Weight loss

- Advertisement -