Advertisement

Gudoomiye Sh.Aadan Madoobe oo Saaka ku wajahan Baydhabo

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ku wajahan Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Bay iyo Maamulka Koonfur Galbeed. Wararka horu dhaca ah ee...

Duqow Alshabaab ka tirsanaa oo Ciidamada Dowlada isku soo dhiibay

0
Laba nin oo ka mida ah Duqowda Degmada Ceel-dheer ee Gobolka Galgaduud kana tirsanaa Kooxda Alshabaab ayaa maanta isku soo dhiibay ciidamada Dowlada Soomaaliya ee ka howlgala xadka Gobolada Galgaduud iyo...

Axmed Madoobe oo booqday shacabkii ay roobabku barakaciyeen+SAWIRRO

0
Kismaayo (dayniiile.com)-Madaxweynaha Maamulka Jubaland iyo xubno ka tirsan Hay'ada Qamada Midoobe ayaa maanta booqday deegaano ka tirsan Gobolada Jubooyinka halkaasoo dadkii deganaa badankood uga barakaceen roobabka Elnino iyo fatahaada wabiyada. Madaxweyne Axmed...

Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday is ticmaalka Khamaarka ah 1XBET

0
War qoraalka oo ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayay dalka kaga mamnuucday is-ticmaalka Khamaarka ah ee 1XBET. Talaabadaan oo Dowladu hore u qorsheysay ayaa ugu danbeyn maanta amarkaasi mamnuuca la soo saaray...

Wasiiru Dowlaha Difaaca oo maanta booqday Hay’adda maareynta Masiibooyinka+Sawirro

0
Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdinuur Daahir Fiidow oo ay wehliyaan Saraakil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta waxa ay booqasho ku tageen xarunta dhexe ee SoDMA, iyadoo halkaas uu ku soodhaweeyey...

Lafta-gareen oo la kulamay Xildhibaanada faderaalka ee deegaanadaas ka soo jeeda+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Xildhibaanada Labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa deegaan Doorashadoodu ay tahay Koonfur Galbeed. Kulankaan oo ka...

PISF oo mar kale fashiliyay Qarax Miino oo Boosaaso la soo dhigay

0
Hay'ada ciidanka sirdoonka gaarka ah ee PISF oo gacan ka helaysa PMPF ayaa ku guulaystay inay fashiliyaan qarax 2aad oo la doonayay in lagu waxyeeleeyo muwaadiniinta Puntland iyo ganacsiyadooda ee magaalada...

Isbiidka Xasan Sheekh iyo damaca Mucaaradka!!!!

0
Inkastoo xiligii kala guurka iyo kaanbeynka aan la gaarin hadana waxaa mararka qaar sidaas u ekeysiinaya siyaasada isbiidka  badan ee uu ku socdo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud taasoo hurdada ka...

Beesha Caalamka oo ka hadashay xiisada ka taagan Garowe

0
Beesha Caalamka ayaa markii ugu horeysay waxay si adag kaga hadleen xaalada iska hor imaad ee ka taagan Magaalada Garowe ee u dhexeysa Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Dani iyo Mucaaradkiisa. War wada...

Ra’iisulwasaaraha oo Macalimiinta ugu Hambalyeeyay Maalintooda 21-ka November

0
Muqdisho 21, November, 2023--Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hamblayeeyey 21 Nofeembar Maalinta Macalinka Soomaaliyeed iyaga iyo qoysaskooda, isagoo tilmaamay in Macalimiinta Soomaaliyeed ay u...

Weight loss

- Advertisement -