Advertisement

Nin Alshabaab u qaabilsanaa Canshuur qaadka Gobolka Geedo oo u gacan galay Dowladda ...

0
Sida lagu baahiyay warbaahinta Dowlada waxaa gacanta lagu soo dhigay nin ka tirsan Alshabaab oo qaabilsan canshuu qaadka. Ninkaan oo lagu magacaabo Maxamed Cali Cismaan ayaa waxaa soo qabtay  Ciidamada Nabadsugidda iyo...

Ciidamada Itoobiya oo weerar ku qaaday Saldhigyo Alshabaab ku leeyihiin duleedka Diinsoor.

0
Diinsoor (dayniiile.com)-Ciidamada Itoobiyaanka ee magaca Atmis ku jooga Soomaaliya ayaa maanta weerar waxay ku qaadeen fariisimaha dagaalamayaasha Alshabaab ku leeyihiin dukeedka Magaalada Diinsoor ee Gobolka Bakool. Ciidamada Itoobiya oo fadhi ku leh...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan iyo siyaasiyiinta Isbadal doonka Koonfur Galbeed+Sawrro

0
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidanka Itoobiya ay maanta madaafiic ku garaaceen duleedka degmada Diinsoor ee gobolkaasi.   Madaafiicda ayaa lagu soo warramayaa in lala bartilmaameedsaday deegaano ay ku sugan...

Duqa Muqdisho oo maanta booqday Iskuul qaabilsan Xanaanada Caruurta+Sawirro

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada maamulka gobolka Banaadir mudane Cabdicasiis Cismaan iyo Aggaasimaha Waaxda horumarinta ageegyada waxbarashada Gobolka...

Shir Dhuusa-mareeb ay ku leeyihiin Mucaaradka Koonfur-Galbeed iyo Madaxweyne Xasan

0
Siyaasiyiinta isbadal doonka reer Koonfur galbeed ayaa maanta gaareen Magaalada Dhuusa-mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ahna Xarunta Dowlad Goboleedka Gal-mudug. Wafdigaan oo uu hogaaminayo Prof.Maxamed Cusmaan Jawaari Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Sppmaaliya...

Weerar Saaka Ceelasha Biyaha  loogu Gaystay Ciidamada Booliis-Milataariyo

0
Muqdisho(dayniiile.com)-Ciidamaad Booliis Milataariyada ee loo yaqaan Ciidamada Xasilinta Xamar ayaa la soo sheegayaa in saaka weerar Bam loogu gaystay deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho. Inkastoo aan la hubin kooxo loo maleynatyo...

Maxkamada Ciidamada oo Saaka dil ku xukuntay Laba Dagaalame oo Alshabaab ka tirsanaa

0
Muqdisho(Dayniiile.com)- Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Dowlada Soomaaliya ayaa saaka waxay dil ku ku xukuntay laba eedeysane oo Alshabaab ka tirsanaa kuwaasoo hore dil u geystay. Labada dagaalame waxay hore dad ugu...

Macawisleyda reer Hiiraan oo dhaq dhaqaaqyo ka wada xadka Hiiraan iyo Galgaduud

0
Maxaas (dayniiile.com)-Ciidamo badan oo ka tirsan Macawisleyda bariga Hiiraan ayaa la soo sheegayaa inay dhaq dhaqaaqyadii ugu danbeeyay ka wadaan deegaano ku dhaw Magaalada Maxaas. Ciidamadaan oo garab ka helaya kuwa milatariga...

Wafdi Hirshabelle ka socda oo Dhuusa-mareeb kula kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh

0
Dhuusamareeb (dayniiile.com)- Wafdi ka socda Dowlad Goboleedka Hirshabelle oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshaballe C/xakiin Luqmaan ayaa la soo sheegayaa inuu gaaray Xarunta Maamulka Galmudug ee Dhuusa-mareeb. Gudoomiyaha wuxuu durba kulan la...

Dhaqtar Kenyaan ah oo is dal-dalay

0
Migori (dayniiile.com)-Mid ka mida dhaqaatiirta ama howlwadeenada Isbitaalada ismaamulka Migori ee Dalka Kenya ayaa is dilay sida wararku sheegayaan. Dhaqtarkaan oo lagu magacaabi jirey Fredrick Owuor da’diisuna tahay 35 sano jir ayaa...

Weight loss

- Advertisement -