Advertisement

Maxaa ka jira in Duqa Muqdisho uu Xabsig Guriceel ka sii daayay Haweeney deyn...

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xusen Jimcaale (Madaale) ayaa qarash 20,000 Doolar wuxuu ka bixiyay haweeney magaceeda lagu sheegay Xaawo oo iyadoo Uur leh mudo ku jirtay Xabsi...

Xildhibaano Maanta ku dhawaaqay Kutlo mucaarad ku ah Dowlada

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Baarlamaanka kaga dhawaaqay Kutlo ay ku mideysan yihiin islamarkaana mucaarad ku ah siyaasada Madaxweyne Xasan Sheekh. "Waxaan Golaha shacabka hortiisa kaga dhawaaqeynaa magaca...

Duqa Muqdisho oo Maanta Abaalmarin guddoonsiiyay xubno ka tirsan Shaqaalaha +Sawirro

0
Muqdisho, 29 November 2023: Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa  Maanta Abaalmarin guddoonsiiyay xubno ka tirsan Shaqaalaha Dowladda Hoose ee Xamar, kuwaasi oo muujiyay howl-karnimo iyo kasoo dhalaalid shaqooyinkii ay...

Taliyaha Nabad-Sugida oo ka hadlay guusha Somalia ee dhanka Hubka

0
Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed mudane Mahad Mohamed Salaad ayaa Soo dhaweeyay go’aanka Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ay kaga qaadeen dalkeena Cunaqabataynta Hubka oo muddo dheer saarnayd.

Alshabaab isku soo dhiibay Nabad Sugida Magalada Xudur

0
Xudur (dayniiile.com)-Nin mudo 13 sano ah ka mid ahaa dagaalamayaasha Alshabaab ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada Nabad sugida Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool. Ninkaan oo lagu magacaabo C/raxmaan Cali Isaak ...

Maxkamada cIidamada oo u fadhiisatay dacwad loo heysto burcad dhacday Taleefoon-Gacmeedyo

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Maxkamada Ciidamada Dowlada Somalia  ayaa u fadhiisatay dacwad loo heysto laba nin oo ku eedeysan burcadnimo ah inay dhaceen 5 Mobile Gacmeed uuna ku jiro iphone 14 bro max. Burcaddaan ayaa...

Duqa Muqdisho oo Damaanad qaaday Caafimaadka Wiil Qaranka Dartiis u nafoobay

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa  damaanad qaaday xaalada caafimaad Askari qaranka dartiis u naafoobay. Askarigaan oo ah wiil da'yar ayaa lagu magacaabaa Cumar...

Tirada Wariyayaasha lagu dilay Gaza tan iyo 7-dii Oktobar

0
Gaza (dayniiile.com)-Xafiiska warbaahinta ee xukuumadda Gaza ayaa Warbixin ka soo saaray tira koob uu ku sameeyay wariyayaasha lagu dilay Magaalada Gaza tan iyo 7-dii Bishii Oktobar oo ahayd markii Xamaas weerarkii...

DEG DEG:Dayntii lagu lahaa Soomaaliya oo si rasmi ah looga cafiyay

0
Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Lacagta adduunka ee IMF ayaa goordhow si wadajir ah ugu dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyey lacagihii deymaha ahaa ee lagu lahaa sanado badan kaddib dadaallo sanado socday...

Ciidamada Dowlaada oo weerar ku qaaday fariisimo Alshabaab ku leeyihiin Buuraha Yackoos.

0
Wararka laga helaayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu jiro dagaal u dhexeeya kooxda Alshabaab iyo Ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanka oo iskaashanaya . Dagaalkaan ayaa ka dhacay buuraha Yackoos ee Gobolka Mudug...

Weight loss

- Advertisement -