Advertisement

Wadaad dhawaan Dowlada ku eedeeyay dagaalka Alshabaab oo xabsiga la dhigay

0
DHUUSA-MAREEB (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Deegaanada Galmudug ayaa sheegaya in Ciidamada Booliiska Magaalo madaxda Galmudug ee Dhuusa-mareeb inay qabteen xabsigana u taxaabeen Sheekh C/raxmaan Axmed Rooble. Wadaadaan ayaa dhawaan Masaajid ku yaal deegaanka...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Koonfur Afrika

0
Swellendam (dayniiile.com)-Wararka laga helaayo Dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jirey C/qaadir James Rabi ha u naxariistee. Marxuum Abdulkadir Jeemis waxaa lagu dilay Swellendam...

Dhulka Dam-damiska oo mar kale xal laga gaaray

0
Waxaa mar kale xal laga gaaray dhulka Dam-damiska ee dhawaan dowladu amartay inay ka baxaan shacabkii deganaa kadib markii odayaal u hadlay shacabka ay diideen in laga saaro 'iyagoona ku hanjabay...

Madaxweynaha iyo Ra’iisulwasaaraha oo dhiig u shubeen Ciidamada Xoogga+Sawirro

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo  Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ka qayb galeen Olale dhiig loogu shubayo ciidamada qalabka sida. Dhiigaan ayaa la dhigayaa Banngiga keeydka waxaana kulankan soo abaabuulay dhalinyaro...

Maxay Booliiska ku soo kordhineysaa Xarunta uu maanta dhagax dhigay Ra’iisulwasaare xigeenka+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra'isal wasaare ku xigeenka Xukuumada faderaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta dhagax-dhigay laanta socotada Booliska Soomaaliyeed. Xaruntaan marka la dhiso waxay hoy u noqon doonta askarta u kala socdaali doonta...

Al-shabaab oo saaka weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada Dowladu ku leeyihiin duleedka Guri-ceel.

0
Wararka laga helaayo Deegaanada Gal-mudug ayaa sheegaya in saaka aroortii Alshabaab dagaal culus ku qaadeen Fariisin weyn oo Ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanka ay ku leeyihiin deegaan u dhexeeya Degmooyinka Guri-ceel...

Dowlada oo xil ka heshay Hay’adda African Risk Capacity (ARC).

0
Dowlada Fadaraalka Soomaaliya ayaa xubin rasmi ah ka noqotay guddiga maamulaya Hay’adda African Risk Capacity (ARC). Hay’adda maaraynta musiibooyinka Soomaaliya ee SOdMA ayaa la sheegay inay sedexda sano ee socota xunin ka...

Madaxweyne Guud-laawe oo gudoomiyay shir looga hadlaayay dagaalka socda +Sawirro

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoomiyay shirka amniga Dowladda Hirshabeelle. Shirkaan ayaa looga hadlay amniga guud ee deegaanada Hirshabeelle, Howlgalada lagu ciribtirayo Khawaarijta iyo xakameynta dhaqdhaqaaqa ficilada guracan ee...

Muxuu ku saabsan yahay kulanka uu Madaxweyne Xasan kaga qeybgalay Dalka Tanzania+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania ayaa madaxda sare ee dalkaasi kala qayb galay munaasabadba maalinta midnimada...

Siyaasiyiinta Mucaaradka oo dhaliilay Xasan Sheekh

0
Siyaasiyiin u badan masuuliyiin Dalka xilal ka soo qabtay sida Madaxweyne hore,Ra'iisulwasaare hore iyo Gudoomiye Baarlamaan hore islamarkaana mucaarad ku ah Dowlada hada hogaanka haysa ayaa manta wada jir u soo...

Weight loss

- Advertisement -