Advertisement

Muxuu ku saabsan yahay Kulanka maanta ay leeyihiin Baarlamaanka Somalia

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah u balansan mid ka mida kulamadoda caadiga ah. Warar ku dhaw dhaw Xildhibaanada ayaa sheegaya in maanta lagu war geliyay mudanayaasha inay soo...

WAR DEG DEG AH: Saciid Dani oo mar kale loo doortay Madaxweynaha Puntland

0
GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Waxaa goor dhaw soo dhamaaday doorashadii Madaxweynaha Puntland waxaana guushu raacday mar kale Madaxweyne Saciid C/llaahi Danni. Waxaa la tartamayay Dr Guuleed oo aad u dadaalay balse ugu danbeyn waxaa ku...

Khasaare Dhimasho badan oo ka dhashay Dagaalkii Saaka ka dhacay duleedka Laas-caanood

0
LAAS-CAANOOD (DAYNIIILE.COM)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal saaka ka dhacay duleedka Laascaanood kaasoo u dhexeeyay ciidamadii Somaliland ka saaray Laas-caanood. 10 askari ayaa ku dhinteen iska hor imaadka oo u...

Ciyaartoy ka tirsan Koonfur Galbeed oo Isbitaalka la dhigay markii Galabta Baskooda lagu weeraray

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Agaasimaha Madaxtooyada Koonfur ayaa u xaqiijiyay TV-ga Dalsan in dhaawacyo ay soo gaareen qaar ka mida ciyartoyda Koonfur-galbeed ciyaartii galabta kadib. Masuulkaan ayaa sheegay in dhaawacyo culus ay soo gaareen Laba...

Gudoomiye Aadan Madobe oo Maanta Sagootin u sameeyay Wakiilada UNHCR ee Soomaaliya +SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan sagoontin ah kula qaatay Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya Mudane Magatte Guisse iyo Marwo Sanaa...

Mareykanka oo sheegay in Heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya inuu caqabad ku yahay dagaalka Alshabaab...

0
WASHINGTON (DAYNIIILE.COM)-Shir jaraa'id uu qabtay xoh-hayaha warfaafnta Mareykanka ayuu kaga hadlay heshiis beeneedkii dhawaan ay kala saxiixdeen Maamulka Somaliland iyo Dowlada Itoobiya wuxuuna sheegay in caqabad uu ku noqon karo dagaalka...

Waa Sidee Xaalada Magalada Baraawe oo dagaal culus uu ka dhacay

0
Wararka naga  soo gaaraya gobolka shabeelada Hoose ayaa sheegaya in xaalada Magaalada Baraawe ay saaka degan tahay ka dib  dagaal culus oo bilowday shalay galab, soona gaaray xalay uu ka dhacay...

Ciidamadii Abiy Axmed Axmed ku ilaalin lahaa Hargeysa oo maanta dib ugu laabtay Adis-ababa

0
Waxaa jira warar soo baxaya oo sheegaya in Ciidamada Ilaalada Ra'isiulwasaaraha Itoobiya ee maalin ka hor tagay Hargeysa inay maanta dib ugu laabteen Adis-ababa. Ciidamadaan oo qorshuhu ahaa inay ka sii hor...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo Muqdisho dib ugu soo laabtay

0
Waxaa magaalada Muqdisho soo dhaween loogu sameeyay Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo safar ugu maqnaa dalka dibaddiisa. Soo dhaweenta Madaxweynaha ayaa waxaa ka qeyb galay qaar ka...

Booliiska Somalia oo war ka soo saaray askari maanta lagu dilay Muqdisho

0
Taliska Booliiska Somalia ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxay ku shaaciyeen in askari booliis ah maanta lagu dilay Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Wada-jir. Booliiska waxay xuseen in la qabtay askari kale...

Weight loss

- Advertisement -