Advertisement

Ku dhawaad Kun Mobile oo lagu dhacay Nairobi

0
Nairobi (dayniiile.com)-Caasimada Dalka Kenya ee Nairobi waxaa ku soo badanaya dhaca taleefoon gacmeedka loo yaqaan Mobile-da iyadoo burcadu aad u bartilmaameedsanayaan Mobile-da madaama uu yahay hanti qaadisteeda iyo dhicideedaba ay fududahay. Saraakiisha...

Ra’iisulwasaaraha oo maanta dhagax dhgay wado laami ah +SAWIRRO

0
Kismaayo, Nofeembar 28, 2023: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa magaalada Kismaayo ka dhagax-dhigay waddo...

Taraafiko hubeysan ugu iman Kenya iyo Somalia

0
Nairobi (dayniiile.com)-Soomaali badan waxay aaminsan yihiin in Adduunka Tarafiko hubeysan laga helo Somalia oo kaliya gaar ahaan Muqdisho laakiin ogow xitaa wadamo waligood Dowlado lahaa ayaa leh Taraafiko hubeysan sida Kenya...

Howlgal nuuciisa aan hore loo arag oo lagu soo qabtay Sarkaal Alshabaab ka...

0
Howlgal qaas ah oo ay fuliyeen Ciidamo ka tirsan Macawisleyda Bariga Galgaduud ayaa lagu soo qabtay sarkaal ka tirsan kooxda Al-shabaab. Howlgalkaan oo nuuciisa aaney taariikhda wali dhicin marka loo eego Macawisleyda...

Hormuud oo Hal-milyan doolar ugu deeqday dadka ay saameeyeen Fatahaadaha.

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud iyo Salaam Bank ayaa lacag hal Malyan oo dollar ah ugu deeqay Dadka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen Fatahaadaha. Inta badan Gobolada Dalka waxaa laga soo sheegayaa dhibaatooyin ay...

Madaxweyne Xasan muxuu kala hadlay Qubarada Milatari ee Turkiga+SAWIRRO

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Waxaa Maanta Muqdisho soo gareen quburo Milateri oo u dhalatay dalka Turkety kuwaasoo ka soo degeen garoonka diyaaradaha Adan Abdule ee Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Quburadaan ku qaabilay ...

DAAWO VIDEO: Dab kale oo Saaka ka kacay guri ku yaal Degmada Yaaqshiid

0
Muqdisho (dayniiile.ckm)-Sida ah xaqiijiyeen waaxda Gurmadka deg-dega ee Gobolka Banaadir waxaa dab kale uu saaka ka kacay guri ku yaal Degmada Yaaqshiid Magaalada Muqdisho. Dabkaan qabsaday guri boos ah wuxuna ka dhashay...

Falastiiniyiin Jir dil loo gaystay oo ka sheekeeyay

0
Koox shacab Falastiiniyiin ah ayaa ka sheekeeyay falal aad u fool xun oo lagula kacay mar horaantii bishii hore ciidamada Yuhuuda ka qafaasheen Magaalada Gaza. Dadkaan la dhibaateeyay waxaa ka mid ah...

DAAWO: Gud. Baarlamaanka oo ka hadlay arimaha wax ka badalka Dastuurka.

0
Gudoomiyaba Baarlamaanka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha Soomaaliya Aadan Madoobe ayaa ka hadlay arimaha Dastuurka iyo wax ka badalkiisa xili uu ka qeybgalaayay Xaflad Shirkada Hormuud soo qaban qaabisay. "Dastuurku maaha wax...

Maxkamada G/banaadir oo xayiraad ku soo rogtay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Warqad qoraala oo ka soo baxay Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa dacwad loogu soo oogay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka Soomaaliya. Agaasimaha Wasaarada Gaadidika Dowlada Somalia ayaa amar dowlad waxaa loogu soo rogay xayiraad...

Weight loss

- Advertisement -