Advertisement

WAX KA OGOW IS BADALADA KU DHACAY QAAB DHISMEEDKA DOWLADA SOO SOCOTA IYO TANASULKA...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Kadib  shirar badan iyo doodo Baarlamaanku maalmihii ugu danbeeyay ka yeesheen wax ka badalka dastuurka iyo ansixintiisa ayaa waxaa soo baxaya tanaasulo ay dowladu sameyneyso marka la eego qodobada qaar...

Sarkaal Al-shabaab ka tirsanaa oo isku soo dhiibay Sirdoonka Magaalada Xudur

0
Sida uu baahiyay TV-ga Qaranka Sarkaal dhanka Caafimaadka u qaabilsanaa Alshabaab ayaa isku soo dhiibay saacadihii ugu dabeeyay Ciidamada Sirdoonka Magaalada Xudur ee Xarunta  Gobolka Bakool. Sarkaalkaan oo lagu magacaabo Yuusuf Sheekh...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo ka hadlay weerar maanta ay kala kulmeen ciidamada Danab

0
Jowhar (dayniiile,com)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle C/xakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa shir jaraa'id uu qabtay wuxuu kaga hadlay dagaal culus oo galabta dhex maray ilaaladiisa iyo kuwa milatariga Danab. Dagaalkaani wuxuu gaystay khasaare...

Dowlada UK oo 9 Million ugu deeqday Somalia

0
Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka iyo Horumarinta (FCDO) oo Dawladda UK u qaabilsan horumarinta dibadda ayaa Soomaaliya ugu yaboohay qaddar dhaqaale oo dhan $9 Million oo dollar oo lugu biirin doono mashruuca...

Shir looga hadlayo Qorshaha ka jawaabista baahiyaha bini’adamnimo oo maanta Muqdisho lagu qabtay+SAWIRRO

0
Shir looga hadlayo Qorshaha ka jawaabista baahiyaha bini’adamnimo oo maanta Muqdisho lagu qabtay Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Md, Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta furay shir looga hadlayo Qorshaha ka jawaabista baahiyaha...

Taliyaha Booliiska Soomaaliya iyo Saraakiil kale oo gaaray Magaalada Ankara

0
Ankara (dayniiile.com)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Wafti Saraakiil Boliiska ah ayaa arimo shaqo waxay u tgeen dalka Turkey gaar ahaan magaalada Ankara. Wafdiga  Taliye Sulub waxaa soo...

Is rasaaseyn dhimasho iyo dhaawacba sababtay oo Af-gooye ka dhacday.

0
AFGOOYE (DAYNIILE.COM)-Ciidamo Dowlada ka wada tirsan ayaa la soo sheegayaa inay maanta isku rasaaseeyeen Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose. Iska hor imaadkaan ayaa sababay khasaare nafeed oo soo kala gaaray dhibacyada...

Dowladda Kenya oo Isniinta soo bandhigi doonta Kibaandhe cusub oo casri ah.

0
Nairobi (dayniiile.com)-Sida ay goor dhaw ay shaacisay Idaacada Star FM ee codka Waqooyi Bari Kenya Maalinta Isniinta ee soo socota waxay Dowlada Kenya soo bandhigeysaa aqoonsi qaran oo dhijitaal ah oo...

135 Falastiiniyiin ah oo la dilay 24 gudahood

0
GAZA (DAYNIIILE.COM)-Waxaa wali xasuuq shacab uu ka socdaa marinka Gaza ee dhulka Falastiin xili duqeymaha diyaaradaha Israa'iil  ay ka mid noqdeen nolol maalmeedka Gaza. Wararkii ugu danbeeyay ee laga helaayo Gaza aya...

Somaliland iyo SSC Khaatumo oo midba midka kale ku eedeeyay in uu qaaday dagaalkii...

0
Somaliland iyo SSC Khaatumo ayaa midba midka kale ku eedeeyay in uu masuul ka ahaa dagaalkii shalay dhinacyada ku dhexmaray bariga magaalada Laascaanood. Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland ayaa lagu...

Weight loss

- Advertisement -