Advertisement

Hanti dhowraha Qaranka oo canaantay hay’adaha Dowlada ee daqli ururinta

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-War qoraala oo ka soo baxay Hanti-dhworka gudu ee Qaranka ayaa lagu canaantay hay'adaha dowlada ee u qaabilsan dhanka daqli ururinta taasoo muujineysa inuu jiro gaabis iyo hanti lunsasho. Hanti dhowraha...

XOG: Madaxweyne Xasan oo lagu wado inuu is badal ku sameeyo Hay’adaha amaankam

0
Warar ku dhaw dhaw Madaxtoyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud saacadaha soo socdo uu is badalo ku sameynayo hay'adaha amaanka. Talaabadaan ayaa soo dedejisay kadib markii uu ka...

Askar hore gaari ula goosatay Alshabaab oo maanta ka soo muuqdayMaxkamada Kismaayo

0
Cabdifataax Nuur Cabdullaahi, Xassan Cabdullaahi Maxamed iyo Mukhtaar Maxamed Cali oo loo haysto in ay ku kaceen qayaano qaran islamarkaana ay la goosteen Gaari Hartop ah, qori dabajeex ah iyo qori...

Dowlada Somalia oo ka qeybgashay doorashada midowga Afrika ee sanadka danbe

0
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay kulan looga hadlay doorashada Midowga Africa ee sanadka soo socda. Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa oo metelaya Dawladda Soomaaliya ayaa xarunta Midowga...

Shacabka Xamar kuma qancayaan ilaa Dowladu cadeyso, soona xirto cidii fududeysay weerarkii SYL Hotel

0
Bulshada Soomaaliyeed ayaa wali dhagta waxay u taagayaan talaabo u qalanta in Dowladu qaado marka la eego cidii ka danbeysay weerarkii habeen hore lagu qaaday SYL Hotel ee sababay dhimashada,dhaawaca iyo...

Xamze Cabdi-Barre oo xalay booqday isbitaalka Digfeer

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay booqday Isbitaalka Erdogan ex Digfeer ee magaalada Muqdisho, si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee mas’uuliyiin iyo muwaadiniin Soomaaliyeed ee...

Adeegyo & Qaliimo dibeda loo aadi jiray oo lagu soo kordhiyey Guled Hospital (Sawirro)

0
Isbitaalka Taqasusiga ah ee Guuleed oo ka mid ah Isbitaalada ugu waaweyn Somalia xarumo kala duwana ku leh Magaalada Muqdisho ayaa soo kordhiyay adeegyo Caafimaad oo markii hore dibeda loo aadi...

Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Gaza

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Xamaas ayaa sheegtay in ay u gudbisay soo jeedin cusub oo xabbad joojin ah dhexdhexaadiyeyaasha Masar iyo Qatar oo qeexaya aragtida ku aaddan isdhaafsiga maxaabiista. Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa...

Milateriga Somalia oo maanta ka qeyb-qaatay daminta Deb maanta ka kacay suuqa Degmada Awdheegle+SAWIRRO

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutooyinka 14-ka October iyo Gorgor ayaa maanta ka qeyb-qaatay daminta Deb ka kacay suuqa degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha hoose. Ciidamada ayaa ku guuleystay inay damiyaan...

Ciidamada Xoogga oo howlgal ka dhan ah Alshabaab waxay ka fuliyeen Gobolka Bay

0
Ciidamada Xoogga Dalka Somalia gaar ahaan Guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa maanta howlgal ka dhan ah Alshabaab waxay ka fuliyeen deegaan hoos taga Gobolka Bay. Howlgalkaan ayay ku fashiliyeen qorshe alshabaab maleegayeen...

Weight loss

- Advertisement -