Advertisement

Wasiirada oo goor dhaw ansixiyay Golaha warbaahinta Qaranka

0
Muqdisho, 14 Maarso 2024: - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyay magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed oo ka kooban sagaal xubnood. Xubanaha guddiga...

Dagaal culus oo Baladweyne ku dhexmaray Hirshabelle iyo Hiran State.

0
BALADWEYNE (DAYNIILE.COM)- Wararka laga helaayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraann ayaa sheegaya in xalay saq dhexe uu dagaal ka qarxay xerada lama galaay oo u dhaw madaxtooyada Baladweyne. Wararka aan heleyno ayaa...

Soomaali lagu dilay Cape-town.

0
CAPE-TOWN (DAYNIILE.COM)-Rabi ha u naxariistee wiil Soomaali ah ayaa lagu dilay shalay Dalka Koonfur Afrika. Dilkaan oo ka dhacay tuulo dhacda duleedka Magaalada Cape-town ayaa waxaa gaystay koxaha madow South African-ka ah...

Wariye C/kariin Bulxan oo u geeriyooday dhaawicii soo gaaray

0
Allah unaxriisto wariye Cabdikariim Ahmed Bulxaan ayaa xalay u geeriyoodey dhaawac culus uu kasoo gaarey rasaas uu shalley nin hubeysan kufurey. Waxaa uu ahaa wariye rugcadaa saxaafadeed ah,samafale caawiya agoonta ilaa uu...

Qarax Caawa ka dhacay Muqdisho iyo wararka ka soo baxaya

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Qarax xooggan oo meelo badan laga maqlay ayaa caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho. Wararka horu dhaca ah ee la helaayo ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa miinada nuuca soo boodada...

Ciidamada NISA oo howlgalo Amni ka fuliyeen Degmada Baraawe+SAWIRRO

0
BARAAWE (DAYNIIKLE.COM)-Ciidamada Nabad sugida iyO sirdoonka qaranka ee NISA ayaa maanta howlgal amni sugid ah waxay ka sameeyeen Magaalo xeebeedka BaraaWe  Gobolka Shabeelaha hoose ee Maamulka Koonfur-Galbeed. Ciidamada ayaa gaadiidkana baarayayay sidoo...

Taliyaha Milatariga oo Midowga Yurub kala wareegay Gaadiid dagaal+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Maanta Midowga Yurub kala wareegay Gaadiid dagaal oo loogu tala galay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. S/gaas ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa mid mid...

Xildhibaan Farmaajo “dastuurka hada laga doodayo maaha midkii hore ee waa mid cusub”

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta muuqaal kooban soo duubay ayaa si kulul uga hadlay dooda dastuurka ee ka socota baarlamaanka Soomaaliya. Farmaajo wuxuu sheegay in dowladda ay...

Madaxweynaha “argagaxisada inaan dalkeena ka saarno ayay karaamadeenu ku jirtaa”

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxwaynaha Soomaaliya Dr.Xasan Sheekh ayaa si adag uga hadlay ahmiyada ay u leedahay dagaalka ay kula jiraan xoogaga alshabaab oo aagag badan ay isku hor fahdiyaan. "argagaxisada inaan dalkeena ka saarno...

Shirkii Baarlamaanka maanta maxa ku soo dhamaaday

0
Muqdisho, Maarso, 13,2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaana kulanka...

Weight loss

- Advertisement -