Advertisement

Wafdi ka socda Dowlada India oo Muqdisho soo gaaray+SAWIRRO

0
Wafdi uu hogaaminayo Dr Sureh Kumar, Xoghayaha Guud (Galbeedka Aasiya,Waqooyiga iyo Bariga Africa ) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Hindiya ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Wafdigaan ayaa waxaa...

Wafdiga Dalka Britain muxuu kala hadlay Ra’iisulwasaare Xamze

0
Muqdisho, Maarso 04, 2024: - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dowladda Britain oo uu hoggaaminayey Xoghayaha Joogtada...

Dagaalo u dhexeeya Dowlada iyo Alshabaab oo ka socda Jubooyinka+SAWIRRO

0
Maalintii sedexaad ayaa dagaalo laga soo sheegayaa inay ku dhex marayaan gobolada jubooyinka Ciidamada Dowlada oo garab ka helaya darwaaiishta Jubaland iyo Alshabaab. Meelaha sida gaarka ah dagaaladu uga dhaceen waxaa ka...

Dowlada Somalia oo maanta gudbineysa heshiiska rasmiga ah ee ku biirista Ururka Bariga Afrika

0
Magaalada Arusha ee waqooyiga Tanzania waxaa maanta ka dhacaysa munaasabad ay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku gudbineyso heshiiska rasmiga ah ee ku biirista Urur Goboleedka Bariga Afrika. Waxaa heshiiska gudooomi doona Xoghayaha...

Weerar gaadmo ah oo lagu qaaday Alshabaab ku sugnaa duleedka degmada Waajid

0
WAAJID (DAYNIILE.COM)-Dagaal yahano ka tirsan Alshabaab oo ku sugnaa duleedka degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa la soo sheegayaa inay weerar gaadmo kala kulmeen ciidamada Milatarga Somalia. Wararku waxay tilmaamayaa in halkaasi...

Wasiirka Warfaafinta oo la wadaagay Madaxweynaha Zanzibar dhambaal uu kaga sido Madaxweyne Xasan

0
Zanzibar 4 March: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama oo ka wakiil ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Farmaajo iyo Shariif oo ka qeygalaya shirka Maanta ay leeyihiin Xildhibaanada

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Golaha Shabacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xarunta Vila Hargeysa halkaasoo ay ka sii anaba qaadayaan shirarkoodii caadiga ahaa. Kulanka waxaa uu daba socdaa kulamadii hore u socday ee...

DAAWO: Shirkadaha Diyaaradaha oo ka shifay qorshe qatar ah ay wado wasiirada Gadiidka

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ururka Shirkadaha Diyaaradaha Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabtay shir jaraa'id ayaa markoodii ugu horeysay waxay ka shifeen qorshe qatar ku ah amniga inay wado Wasiirada Gaadiid iyo duulista Hawada Xildhibaanad...

Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Gaza

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in ciidamada Israa’iil ay mar kale rasaas ku fureen dad gargaar u soo doonay magaalada Gaza, halkaas oo ay ku dileen kuna dhaawacmeen tobanaan...

Booliiska Puntland oo qabtay agab loo waday Alshabaab+SAWIRRO

0
Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Qeybta Gobolka Nugaal ayaa Koontaroolka Galbeed ee caasimadda Garoowe ku qabtay qalab loo waday Kooxaha argagixisada iyo dadkii wadday. Ciidanka ayaa gacanta ku dhigay qalabka iyo dadkii...

Weight loss

- Advertisement -