Advertisement

Wasiirka Warfaafinta oo la wadaagay Madaxweynaha Zanzibar dhambaal uu kaga sido Madaxweyne Xasan

0
Zanzibar 4 March: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama oo ka wakiil ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Farmaajo iyo Shariif oo ka qeygalaya shirka Maanta ay leeyihiin Xildhibaanada

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Golaha Shabacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xarunta Vila Hargeysa halkaasoo ay ka sii anaba qaadayaan shirarkoodii caadiga ahaa. Kulanka waxaa uu daba socdaa kulamadii hore u socday ee...

DAAWO: Shirkadaha Diyaaradaha oo ka shifay qorshe qatar ah ay wado wasiirada Gadiidka

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ururka Shirkadaha Diyaaradaha Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabtay shir jaraa'id ayaa markoodii ugu horeysay waxay ka shifeen qorshe qatar ku ah amniga inay wado Wasiirada Gaadiid iyo duulista Hawada Xildhibaanad...

Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Gaza

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in ciidamada Israa’iil ay mar kale rasaas ku fureen dad gargaar u soo doonay magaalada Gaza, halkaas oo ay ku dileen kuna dhaawacmeen tobanaan...

Booliiska Puntland oo qabtay agab loo waday Alshabaab+SAWIRRO

0
Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Qeybta Gobolka Nugaal ayaa Koontaroolka Galbeed ee caasimadda Garoowe ku qabtay qalab loo waday Kooxaha argagixisada iyo dadkii wadday. Ciidanka ayaa gacanta ku dhigay qalabka iyo dadkii...

Sarkaal Booliiska hore uga tirsanaa oo Caawa lagu dilay Muqdisho

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Kooxo hubeysan ayaa caawa waxay ku toogteen Degmada Kaaraan ee  Magaalada Muqdisho Sarkaal hore uga tirsanaan jirey Booliiska Soomaaliya xili uu masaajid ka soo baxay. Laba dhalinyaro ah ayaa la sheegay...

Duqii Baladweyne oo xilka laga qaaday mid cusubna lagu badalay

0
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabelle mudane Abdi Dahir Guure Karoore ayaa Xilkii ka qaaday Duqii Hore Magaalada Baladweyne isla markaana waxuu u magacaabay Cabdullaahi Salaad kugeey Duga magaalada...

DAAWO: Howlgal lagu furayo wadooyin u xiran Alshabaab oo ka bilowday koonfur-galbeed

0
Howlgalo lagu furayo wadooyinka ay xanibeen Alshabab ayaa maanta ka bilowday deegaano ka tirsan Maamulka Koonfir-galbeed gaar ahaana Gobolka Bay. Howlgalkaan waxaa iska kaashanaya Ciidanka Xoogga Dowlada Somalia iyo kuwa Daraawiishta Maamulka...

Gudoomiye xigeenka Baarlamaanka oo booqatay safaarada Imaaraadka+SAWIRRO

0
Muqdisho 03-Maarso-2024,Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta booqatay Safaraadda Dowladda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho waxaana ku soodhaweeyay Safiirka ufadhiya dalka Amb.Axmed...

Duqa Muqdisho “Waxaad arkeysaa Gabar sii jeed isku sawireysa iyadoo soo jeed isku sawiri...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka sheekeeyay hab dhaqanka xun ee ay la yimaadeen gab-dhaha Soomaaliyeed qaarkood. Duqa Muqdisho ayaa xusay in waqtiyadaan danbe...

Weight loss

- Advertisement -