Advertisement

Hay’ada Maareynta Masiibooyinka Qaranka oo ka digtay dabeylo ku soo wajahan Soomaaliya.

0
Mas'uuliinta Hayadaan oo maanta ka qeybgalay kulan ay ku lahaayeen Muqdisho ayay ka soo saareen war digniin ah oo la xiriira Roobab waa weyn oo la sii saadaaiyay inay Soomaaliya ka...

Duqa Muqdisho iyo Safiirka cusub ee Turkey maxay ka wada hadleen+SAWIRRO

0
Muqdisho, 01 April 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya...

Dooni u raran Soomaali oo lagu afduubay xeebaha Puntland

0
Dooni Ganacsi oo u rarneyd Ganacsatada Soomaalida ayaa la soo sheegayaa in lagu afduubtay xeebaha Degmada Eyl ee Maamulka Puntland sida uu saxaafada u xaqiijiyay Wakiilka doontaasi Bashiir Sacidi Cusman. Bashiir ayaa...

Abiy Axmed oo Baarlamaanku wax ka weydiin doonaan heshiiskii beenaadkii Somaliland

0
Sida BBC-du sheegtay  Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa asbuuca soo socda hor imaan doono baarlamaanka dalkiisa. Wararku waxay tilmaamayaan in sida uu yahay nidaamka Itoobiya Ra’iisul Wasaarahu sanadkii sedex jeer uu...

Shirkii Xildhibaanada iyo Laftagareen ee Dastuurka ku saabsanaa oo Maanta la soo xiray+SAWIRRO

0
Baydhaba (dayniiile.com)-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta soo xiray Shirka Xildhibaanada Labadda Aqal ee Baarlamaanka Fedaralka Soomaaliya kuwaasoo deegaan Doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed. Shirkaan ayaa  Maalmahan Magaalada Baydhabo...

Shirka Xisbiga haya Talada Somaliland oo maanta lasoo gabagabeynayo

0
Maanta ayaa la filayaa in la soo gabagabeeyo shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo shalay ka furmay magaalada Burco ee gobolka Togdheer. Wararka laga helayo shirka Kulmiye ayaa sheegaya in la...

Maxkamada Ciidamada ee Baydhabo oo Maanta dil toogasho ku fulisay askari hor u diley...

0
BAYDHABA (DAYNIIILE.COM)-Maxkamadda ciidamada qalabka sida Dowlada Somalia Qaybteeda 60-aad ee fadhigeedu yahay Magaalada Baydhaba  ayaa maanta xukun dil iyo xabsi dheer ku kala ridday laba askar oo ka tirsanaa Daraawiishta Koonfur...

Dowlada Shiinaha oo sheegtay in Israa’iiliyiintu  xaq u leeyihiin inay is difaacaan. 

0
Beijin (dayniiile.com)-Wasiirka arimaha dibada Dalka Shiinaha Wang Yi ayaa ka hadlay xaalada ka taagan bariga dhexe iyo dagaalada u dhexeeya Xamaas iyo Isra’iil. Wang Yi wuxuu warbaahinta u sheegay in Dal kasta...

Maamulka Saciid Deni oo diiday in ay maanta ka dagaan xubno katirsan Golaha...

0
Puntland ayaa diiday in ay maanta tagaan Garoowe, xubno katirsan Golaha Wasiiradda oo ay horkacayso Gudoomiye kuxigeenka Golaha shacabka Federaalka Sacdiya Salaad, ayna kujiraan xubno katirsan golaha xukuumadda. Puntland ma aysan bixin,...

Dad ku dhaawacmay Duqeyn ay geysteen Ciidanka Uganda oo Muqdisho la keenay

0
Magaalada Muqdisho waxaa la keenay qoys dhaawac kasoo gaaray hoobiye ay tuureen Ciidamada Uganda ee u diiwaangashan howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS, duqeyntaan ayaa ka dhacday Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha...

Weight loss

- Advertisement -