Advertisement

Nabadoon goor dhaw Muqdisho lagu dilay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw Magaalada Muqdisho lagu dilay Nabadoon lagu magacaabi jirey Muuse Haarun Aadan ( Maquuni) isaga iyo askari ilaalinayay. Nin hubeysan ayaa ku dilay Degmada Dayniile xaafad ka tirsan xili...

Shir laga yeeshay Amniga Gobolka Gedo

0
Madaxwayne kuxigeenka dowlad goboleedka jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlayay amniga guud ee gobolka gedo oo lagu qabtay degmada luuq Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay xildhibaano katirsan...

Kulan Muqdisho ka dhacay oo looga hadlay ka hortaga fikirka xag-jirka+SAWIRRO

0
Kulan howleedka soo bandhigidda iyo wadatashiga Dib u eegista Istaraatiijiyadda Qaran ee Ka hortagga la dagaalanka fekirka Xagjirka ah oo ay soo qabanqaabisay Hay'adda Tubsan ayaa ka furmay Muqdisho. Shirkan Wadatashiga ayaa...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif sheekh iyo Odayaal Dhaqan oo ku baxay colaadii Gobolka...

0
Madaxweynihii hore ee Dowladii kumeel gaarka aheed ee Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Baarlamanka DFS Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa kulan la qaatay...

Sheydaan Janno ma loogu duceey karaa?

0
WAXAA QOREY: PROF.YAXYE CAMIR Maanta waxaa Magaaladda Mogadishu ku geeriyooday Janaraal Maxamud Geele Yusuf. Waa kuma Janaraal Geele? Diinta islaamka, Qur'aanka iyo Axaadiithta waxaad ku arkee Dad iyaga oo nool Diintu sheegtay in...

Faahfaahinta Dagaal xoogan oo ka dhacay degmada Waajid iyo khasaaro ka dhashay

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal xooganaa oo Maanta degmada Xudur oo ah Xarunta Gobolka Bakool ku dhexmaray Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa howlgalka ATMIS...

Tareenka Rakaab xume ma badbaadaa?

0
Waa Run Tareenkii Rakaab xume oo aad loogu Hanweeynaa in uu dhaqaaqay. ( F.S:1aad). Dadkii Tareenka Boos ka waayay ayaa Go'aansaday in ay ku sugaan Tareenka Tuuladda Barwaaqo. Ku dhawaad 2 Sano...

Dalka Singapore oo lagu wadaa in markii ugu horeysay muddo 20 sano ah lagu...

0
Saridewi Djamani oo u dhashay dalka Singapore, oo 45 jir ah, ayaa lagu helay dambi ah ka ganacsiga 30g (1.06oz) ee heroin-ka sanadkii 2018-kii. Waxay noqon doontaa dembiilihii labaad ee daroogada lagu...

Madaxweyne Al-siisii oo Muqdisho ku soo wajahan iyo wafdi horu dhac u ah oo...

0
Sabtidii iyo Axadii la soo shaafay waxaa Muqdisho yimid Wafdi Masaari ah oo horu dhacc u ah iMadaxweynaha Masar oo lagu wado inuu maalmaha soo socda soo gaaro Muqdisho. Sarkaal ka tirsan...

Kenya oo dowladda Federalka Soomaaliya ka rabta hal arrin oo laga fileynin

0
Monica Juma oo ah la taliyaha dhanka ammaanka ee madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa maanta kulan gaar ah la qaadatay dhiggeeda Soomaaliya, Xuseen Macalin Maxamuud oo isna ah la taliyaha amniga...

Weight loss

- Advertisement -