Advertisement

Atmis oo qalab xafiiseed ugu deeqday Booliiiska Somalia +SAWIRRO

0
Taliska Booliiska ATMIS ayaa ugu deeqay Qalab Xafiiseed kala duwan Taliska Booliska Soomaaliya kadib kulan ka dhacay xarunta Taliska Booliiska Somalia ee Magaalada Muqdisho. Taliyaha Booliska ATMIS, CP Hillary Sao Kanu, ayaa...

Mareykanka oo sheegay in Dowlada Soomaaliya masuul ka tahay duqeyn dad shacaba lagu laayay...

0
Afhayeenad u hadashay Dowlada Mareykanka gaar ahaan taliskooda Afrika ee loo yaqaan Africom ayaa si weyn u beenisay inay Mareykanku ka danbeeyeen duqeyn dhawaan lagu laayay dad shacab Soomaaliyeed ah oo...

Maxaa ka ogtahay ciidamada Dhuusomareeb ka dagay iyo safarka madaxweynaha?

0
Home  WARARKA WARARKA Maxaa ka ogtahay ciidamad Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusmareeb ayaa sheegaya in magaaladaasi ay gaareen ciidan horudhac u ah wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ee ku wajahan Galmudug. Ciidamadan oo...

Sirdoonka Qaranka oo Muqdisho ku qabtay Sarkaal sare oo Alshabaab ka tirsan

0
Ciidamada Nabad Sugidda Iyo Sirdoonka Qaranka ayaa magalaada Muqdisho ku qabtay Horjooge Muxiyadiin Cabdisalaan Maxamuud (Muxiyadiin Daqare) oo ka tirsanaa Khawaarijta, haddana ka mid ahaa gacanyarayaasha Horjooge Axmed Diiriye. Horjoogahan oo si...

Gabdhaha Waceysle oo deeq raashina gaarsiiyay Macawisleyda Ceel-dheer+SAWIRRO

0
CEEL-DHEER (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Degmada Ceel-dheer ee Gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Macwiisleyda Degmadaasi la  gaarsiiyay deeq raashiin ah. Deeqdaan raashikka ah waxaa gaarsiiyay degmada Ceeldheer qurba joogta haweenka ee u...

Madaxweyne Xasan oo Dhuusa-mareeb ku qaabilay Aadan Madoobe iyo Cabdi Xaashi+Sawirro

0
Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdixaashi Cabdullahi oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan golaha Baarlamaanka oo saaka gaaray...

Taliyaha Booliiska Soomaaliya iyo Saraakiil kale oo gaaray Magaalada Ankara

0
Ankara (dayniiile.com)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Wafti Saraakiil Boliiska ah ayaa arimo shaqo waxay u tgeen dalka Turkey gaar ahaan magaalada Ankara. Wafdiga  Taliye Sulub waxaa soo...

Madaxweyne Xasan sheekh oo Siyaasiyiinta Galmudug kala hadlay Xasisilinta degaanadii laga saaray Alshabaab

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay, qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo bulshada Galmudug oo uu kala hadlay xasilinta deegaanada laga xoreeyay Alshabaab iyo...

Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC oo soo laabtay dacwad loo heystay Madaxweynaha Kenya

0
Maxkamadda Caalamiga ah ee Danbiyada ICC ayaa ugu danbeyn shalay soo laabtay dacwad sanado badan socotay oo loo heystay Madaxweynihii hore Kenya iyo kan hada talada haya. Maxkamada ayaa shalay gebi ahaanba...

Isra’iil oo raali gelin ka bixisay duqeyn ay u gaysteen Masar

0
Tala Aviv (dayniiile.com)-Sida lagu baahiyay warbaahinta Israa'iil waxaa si qaldan gantaalo taangi ka dhacay uu ugu dhacay goob ciidamada Masar ka jogaan xadka labada dal. Gantaalada ka soo dhacay Taangiga Israa'iil waxa...

Weight loss

- Advertisement -