Advertisement

Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC oo soo laabtay dacwad loo heystay Madaxweynaha Kenya

0
Maxkamadda Caalamiga ah ee Danbiyada ICC ayaa ugu danbeyn shalay soo laabtay dacwad sanado badan socotay oo loo heystay Madaxweynihii hore Kenya iyo kan hada talada haya. Maxkamada ayaa shalay gebi ahaanba...

Xildhibaan Jacfar & Jaaliyada Soomaalida Netherlands xalay maxaa kala qabsaday.? [VIDEO] 

0
Magaalada “The Hague” ee waddanka Netherlands waxaa xalay xaflad soo dhoweyn ah loogu sameeyay wefdi uu horkacayay Xildhibaan Maxamed Abuukar oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, soona gaaray dalkaasi shalay.   Kulankan soo...

Mucaaradka Dowlada oo xamar isku balansaday iyo ujeedkooda

0
Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah Dowlada Soomaaliya ee xukun doonka ah ayaa isku balansaday magaalada Muqdisho si ay war wada jira uga soo saaraan qorshe Dowlada Xasan Sheekh ay hada wado kaasoo...

Gudoomiye xigeenka Baarlamaanka oo booqatay safaarada Imaaraadka+SAWIRRO

0
Muqdisho 03-Maarso-2024,Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta booqatay Safaraadda Dowladda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho waxaana ku soodhaweeyay Safiirka ufadhiya dalka Amb.Axmed...

Xildhibaan hore Sh.Shaacir oo India ku geeriyooday

0
Waxaa Dalka India ku geeriyooday Rabi ha u naxariistee Xildhibaan hore Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed Xasan oo howla caafimaad loo geeyay. Xildhibaank ayaa kamid ahaa Baarlamaankii 10-aad ee Golaha Shacabka ayuu ka...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Nin weerar ka geystay Muqdisho

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Wiil Dhalinyaro ah oo lagu Magacaabo Yuusuf Duqow Xuseen Dhicisow, kaas oo lagu helay in uu ka tirsan...

Shirka Isimada Puntland maxay kaga hadlayaan

0
GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Isimada dhaqanka Puntland ayaa fadhi gaar ah ka yeeshay xiisada ka taagan Magaalada Garowe ee ka dhalatay 17-ka xildhibaan ee ka imaanaya dhanka SSC Khaatumo oo Sacidi Dani lagu eedeeyay...

Maamulaha School ku yaal Muqdisho oo soo jeediyay in la badalo astaanta Buugga Physics-ka...

0
Muqdisho (www.dayniiile.com) Kadib hadal heyn weyn oo ka dhashay sawir ka soo muuqday Buugga Physics-ka Dugsiga sare ee Soomaaliya ayaa keentay in baraha bulshada uu qabsado sawirkaasi. Dadka inta badan waxay isku...

Askari Shacab badan ku laayay Mareykanka

0
Askari ka tirsan kuwa Keydka ee Dalka Mareykanka ayaacarbacadii  shalay wuxuu dad badan oo shacab ah ku laayay dalka Mareykanka. Askarigaan oo lagu magacaabo Robert Card ayaa dilay oo nafta dhaafiyay 22...

Shirka amniga goobihii laga saaray Alshabaab oo lagu qabtay Kismaayo+Sawirro

0
Madaxwayne ku-xigeenka 1aad ee dowladda Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray shir looga hadlayay xasilinta iyo nabad galyada deegaannada laga xoreeyey khawaariijta. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay...

Weight loss

- Advertisement -