Advertisement

Madaxweyne Xasan oo si rasmi ah u furey Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw si rasmi ah xariga uga jaray kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya wajigiisa 1-aad. Mubaasabada furitaanka waxaa ka soo qeybgalay madaxda dalka oo dhan sida...

Cumar C/rashiid iyo Museveni oo ka hadlay guusha Dowlada Somalia

0
Ra'isul Wasaarihii hore ee dalka, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, ayaa dowladda & shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xubinnimada Ururka iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika. Ra'isul Wasaarihii hore ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa...

Xiisad dagaal Beeleed oo Saaka ka taagan Gal-gaduduud

0
Kooxo hubeysan ayaa xalay waxay dileen qof shacaba halka ay 4 kale dhawaceen markii ay jidka u galeen gaari ka baxay Magalada Cabud-waaq kuna sii jeeday Magaalada Dhabad. Wararka waxay intaasi ku...

Macalin Iskuul oo isku dilay Gaalkacyo iyo adeerkiis oo beeniyay inuu is dilay

0
Gaalkacyo (dayniiile.com)-Nin dhalinyaro ah oo la sheegay inuu Macalin Iskuul ka ahaa Magaalada Gaalkacyo ayaa la soo sheegayaa inuu is dilay markii uu iska soo tuuray dabaq dheer. Marxuumka oo lagu magacabi...

Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Somalia oo Maanta lagu wado inuu furmo

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Waxaa maanta lagu wadaa inuu Magaalda Muqdisho ka furmo kal-fahiga 4-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya kaasoo uu furi doono Madaxweynaha Soomaliya Xassan Sheekh. Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay...

QM oo Somalia ugu Hambalyeysay ku biiritaanka Dallada Bariga Afrika

0
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo diiran oo ku aaddan in maanta Dalkeenu si rasmi ah u noqday xubin ka tirsan Urur Goboleedka Iskaashiga...

Nin Ganacsade ah oo aano qabiil loogu dilay Galmudug

0
Nin Ganacsade ah oo laga yaqaano Gobolka Galgaduud ayaa lagu dilay deegaan u dhexeeya Dhuusa-mareeb iyo deegaanka Godinlabe. Marxuumka waxaa lagu magacaabi jirey Cali-kaafi Axmed Faarax oo ku magac dheeraa Tilimbo waxaana...

Shirkii Xildhibaanada iyo Laftagareen ee Dastuurka ku saabsanaa oo Maanta la soo xiray+SAWIRRO

0
Baydhaba (dayniiile.com)-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta soo xiray Shirka Xildhibaanada Labadda Aqal ee Baarlamaanka Fedaralka Soomaaliya kuwaasoo deegaan Doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed. Shirkaan ayaa  Maalmahan Magaalada Baydhabo...

Shariif Sh Axmed iyo Maxamed Xuseen Rooble maxay ka dhaheen ku birista Somalia Dallada...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhoweeyay guusha laga gaaray ku biirista Urur gobaleedka Iskaashiga dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika (EAC). Shariif ayaa Qoraal uu arintaan kaga hadlaayo wuxuu u...

Madaxweyne Xasan oo Gudoomay Kursiga Xubinimada Dallada Bulshada Bariga Afrika

0
Arusha, Nofeembar 24, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa guddoomay kursiga xubinnimo ee Jamhuuriyadda Soomaaliya oo la...

Weight loss

- Advertisement -