Advertisement

Cabduweli Gaas iyo Cumar Cabdirashiid oo tagaya Garoowe & ujeedka safarkooda oo la shaaciyay

0
Waxaa lagu wadaa in Maalinta berito oo Sabti ah Magaalada Garoowe ay tagaan Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo sidoo kale mar soo noqday Madaxweynaha dowlad Goboleedka...

Turkiga oo ka hadlay heshiiska amni uu la galay Somalia

0
ANKARA (DAYNIILE.COM)-Kadib markii dhawaan warbaahinta Dunida iyo baraha bulshada Soomaalida uu qabsaday heshiis amni oo dhexmaray Dowlada Somalia iyo Turkey ayaa waxaa arintaasi markii ugu horeysay ka hadashay Dowlada Turkey. Sarkaal u...

Hay’adda Tayo-dhowrka Qaranka oo dekada Xamar ku qabatay bur dhacay+SAWIRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dekada Muqdisho waxaa lagu qabtay bur dhacay oo ganacsade Soomaaliyeed uu ka keenay Dalka Turkey. Burkaan dhacay oo la rabay in shacabka soomaaliyeed laga iibiyo waxaa gacanta ku dhigay Hay’adda Tayo-dhowrka...

Taliyaha Booliiska oo beeniyay inay diideen indha-shareerka iyo koofiyadaha

0
Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir Mahdi Cumar Muxudiin (Macalin Mahdi) ayaa beeniyay inay soo rogeen amar diidaya indha-shareerka dumarka  iyo koofiyadaha Ragga. Taliyaha oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sidan:- Majiro go’aan Amni...

Muxuu ahaa ujeedka kulanka Nairobi ee Hantidhowrka Somalia iyo Sweden+Sawirro

0
Hantidhowraha Guud ee JFS Abukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Khuburo iyo madax ka socota Xafiiska Hantidhowrka Qaranka ee Sweden oo kamid ah bahwadaagta muhiimka u ah...

Gud.aqalka sare muxuu kala hadlay Safiirka Talyaaniga+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane Pier Mario Dacco' Coppi. Guddoomiyaha iyo...

Wasiirka arimaha gudaha Somalia oo Muqdisho kula kulmay waxgarad ka soo jeeda gobolka Awdal+SAWIRRO

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta oo Talaado ah magaalada Muqdisho kula kulmay Salaadiin, ugaasyo, cuqal, iyo odeyaal kale oo ka soo...

DAAWO VIDEO: Warbixin khasaaraha ka dhashay Roobabka

0
Gudoomiyaha Hay'ada maareynta masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin ayaa ka war bixiyay roobabkii dalka ka da'ayay iyo khasaaraha ka dhashay hadey barakac tahay,iyo hadey dhimasho tahay. Inkastoo wali roobabku socdaan warbixintaan waxay soo...

Shil uu ku dhintay Duuliye diyaarad oo ka dhacay Garoonka Degmada Ceel-barde+Sawirro

0
CEEL-BARDE (DAYNIIILE.COM)-Wararka laga helaayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in halkaasi uu goor dhaw oo maanta ah uu ka dhacay Shil uu ku dhintay Duuliye diyaarad halka qof kalana uu dhaawacmey. Shilkaan ayaa...

Wax ka oggow Habraaca Ansixinta Wax-Ka -Bedelka Dastuurka?

0
Arimaha aad u baahantahay inaad wax ka oggaatid Habraaca Ansixinta Wax-Ka -Bedelka Dastuurka? 1.Ujeedka Habraaca Wax-ka-beddelka Dastuurka: Habraaca Wax-ka-beddelka Dastuurka waa xeer-hoosaadka labada aqal ee BFS ee tilmaamaya hannaanka kulamada wadaagga ah ee...

Weight loss

- Advertisement -