Advertisement

SAWIRRO: Salaadii Jimcaha oo lagu oogay Masaajdka Rafax oo yuhuudu burburiyeen

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Salaadii Jimcaha ayaa lagu tukaday  Masjidka Rafah oo ay burburiyeen ciidamada Israel. Masaajidkaan waxaa sidaan ugalay waa weerar dhanka yuhuuda kaga yimid dhawaan iyagoo gantaalo la dhacay. Sida Sawirada aad ka arki...

Meydka C/naasir Muuse Dahab oo wali Xamar lagu hayo

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa wali magaalada Muqdisho lagu hayaa filinjeer meydka C/naasir Muuse Dahab oo ahaa mas'uul ka tirsanaan jirey Hay'ada duulista  rayidka ah kaasoo maalmo ka hor lagu dilay Magaalada Muqdisho islamarkaana...

Madaxweynaha Hirshabelle oo xalay shir muhiim ah la yeeshay Wasiiradiisa+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo caawa shir-guddoomiyay shir gaar ah oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle. Waxaa kale oo ka qeyb galay shirka Madaxweyne ku-xigeenka...

Dunida oo dadaal ugu jirta heshiis laga gaaro dagaalada Gaza

0
Waxaa si xowli ah ku socda dadaalo dunida muslimka iyo reer Galbeedku ka wada shaqeynayaan oo lagu doonayo in heshiis nabadeed laga dhex sameeyo xamaas iyo Israa'iil si looga hor tago...

Mareykanka oo sheegtay inay ka hor tageen gantaalo ka yimid dhanka Xuutiyiinta

0
War ay Dowlada Mareykanku shaacisay ayay ku sheegatay inay ka hor tageen weeraro ay qorshaynayeen kooxda dagaalamayaasha Xuutiyiinta Yemen. Taliska Milatariga Marekanka waxay tilmaameen inay soo rideen ama bur buriyeen dhowr diyaaradaha...

Maxaa ka jira in Garoomada diyaaradaha Somaliland laga maamulayo Muqdisho

0
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Dowlada Somalia ay qaaday talaabooyin waa weyn oo ay uga hortageyso in reer Somaliland mar kale qal qal gelin diyaaradaha mara hawada Somalia. Maamulka Somaliland ayaa...

Nin maanta Baangad lagu dilay Muqdisho

0
MUQDISIO (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta Degmada wada-jir ee Muqdisho ka dhacday dil aad looga argagaxay markii nin dhalinyaro ah uu saaxiibkiis Baangad ama faas  si xun ugu dilay. Allaha u  naxariistee ninka la dilay...

DAAWO: Masuuliyiin faderaal iyo hishabelle isugu jira oo booqday biya xireenka wabiga Jowhar

0
JOWHAR (DAYNIILE.COM)-Masuuliyiin heer Faderaal iyo heer Maamul Goboleed isugu jira  ayaa booqday biya xireenka Sabuun ee duleedka Magalaada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshaballe. Madaxdaan waxaa hogaaminayay Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud...

Meeqa Masuul ayaa la dharbaaxi lahaa?

0
Qormadaan waxaa Qalinka u qaatay Prof.Yaxye Sheekh Caamir Nasashada Jimcaha. Q- 397 1.Nin ayaa soo iibsaday ( a lie Detector Robot) Robotka Beenta kashifo, Qofkii Been sheegana dharbaaxo. Wiilkiisa ayuu ku yiri: Xalay xageed...

Turkiga oo ka hadlay heshiiska amni uu la galay Somalia

0
ANKARA (DAYNIILE.COM)-Kadib markii dhawaan warbaahinta Dunida iyo baraha bulshada Soomaalida uu qabsaday heshiis amni oo dhexmaray Dowlada Somalia iyo Turkey ayaa waxaa arintaasi markii ugu horeysay ka hadashay Dowlada Turkey. Sarkaal u...

Weight loss

- Advertisement -