Advertisement

Madaxweyne Guudlaawe oo Degmo u Aqoonsaday degaan ka tirsan Sh/Dhexe

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta gaaray Magaalada Alkowsar ee Gobolka Shabeellaha ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay halkaas. Madaxweynaha oo socdaal dhiirigalin ah ku maraya furimaha Ciidanka Xoogga...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo qaadacay Gudigii uu magacaabay Saciid Dani

0
Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ayaa gebi ahaanba ka horyimid guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada ee uu magacaabay Madaxweyne Deni.. Qoraalka Masuulkaan ayaa sidan u qornaa:- g

Abwaan Bashiiir Xaddi Axmed oo lagu aasay Boorama

0
Magaalada Boorama waxaa shalay lagu aasayAllaha u naxariistee  Abwaan Bashiiir Xadi Axmed kaasoo isla shalay geeriyooday. Abwaanka oo ka mid ahaa Hobolladii Waabari ayaa waxaa  aaskiisa ka soo qayb-galey dad aad u...

Sweden oo gubtay Quraanka kariimka ah: Iran uma soo diri doonto safiirkeeda Stockholm arrin...

0
Dowladda Iran ayaa diiday in ay safiir cusub u soo dirto dalka Sweden, kadib markii nin mudaaharaadayay uu qur’aan ku gubay bannaanka masjid ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Stockholm. Qaxooti asal...

Kooxo dhawaan Islii ku toogteem Wiil Soomaali ah oo meydadkooda hada la helay

0
Kooxo hubeysan oo dhawaan dhaawac xun iyo dhacba isugu daray wiil Soomaali ah oo ganacsadana ahaa ayaa meydadkooda meelo kala duwan laga helay. Ragaan dilka gaystay oo sedex ahaa ayaa dhaawaca iyo...

Somalia oo ka qeybgashay Shirka Taliyayaasha Dalalka Islaamka+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibrahim sheekh Muxudiin ayaa magaaalada Riyaad ee dalka Boqortooyada Sacuudiga kaga qeyb-galay shirka taliyayaasha Ciidamada Military-ga ee isbaheysiga dalalka Islaamka ee la dagaalanka argagixisada oo...

Ardey Somali ah oo meydkiisa laga helay Iskuulkiisa oo ku yaal Nairobi

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Hay'adaha amaanka Kenya ayaa gacanta ku haya kiiska meydka wiil yar oo Soomaali ah oo laga helay iskuulkii uu dhiganayay oo ku yaal Magaalada Nairobi. Ciidamada dambi baarista Kenya ayaa meydka...

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Itoobiya oo ku sii fiday deegaano hor leh

0
Home  WARARKA WARARKA Warark Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Itoobiya Demeke Mekonnen ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay rabshadaha kasii daraya ee gobolka waqooyi ee Amxaara kadib markii ay isku dhaceen ciidamada federaalka iyo maleeshiyada deegaanka. Go’aanka...

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Baydhabo gaaray+SAWIRRO

0
Baydhaba (dayniiile.com)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda Kmg ah dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Gudoomiyaha waxaa...

DAAWO VIDEO: KIsmaayo oo lagu soo bandhiga Maandooriye fara badan iyo dadkii watay

0
Kismaayo (dayniiile.com)-Booliiska Maamul Goboleedka Juballand ayaa maanta soo bandhigay maandooriye fara badan oo nuuca xashiishka loo yaqaan ah kaasoo lagu soo qariyay gaari. Gaari Nuuca Afjiir-ka loo yaqaan ayaa lagu soo qariyay...

Weight loss

- Advertisement -