Advertisement

Madaxweynaha Kenya oo sheegay ineysan waxba ka jirin saadaasha Roobabka laga bixiyay

0
Nairobi (dayniiile.com)-Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa gabi ahaanba meesha ka saaray kana soo qaaday waxaan jirin saadaasha roobabka waa weyn ee El-Nino kaasoo la hadaly hayo in dalalka afrika uu saameyn...

Cali Guud-laawe oo magacaabay Wasiiro

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo saaray Wareegto ku taariikheysan 24, Oktoober, 2023, kuna saabsan magacaabis Wasiirro. Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle: Markuu arkay: Qodobada 56aad iyo 57aad ee Dastuurka Dowladda Hirshabeelle. Markuu...

Madaxweyne Lafta-gareen oo gaaray Diinsoor+Sawirro

0
Diinsoor (dayniiile.com)-Madaxweynaha Maamulka  Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Diinsoow ee Gobolka Baay. Xubanaha la socday Lafta-gareen waxaa ka mida  Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya iyo...

DAAWO VIDEO : Cilmi-baaris laga sameeyay Muqdisho oo lagu ogaaday in cirbada daroogada ay...

0
Muqdisho(dayniiile.com)-Dr.Shaafici Shariif Maxamed Madaxa Ururka Cilmi baarayaasha Soomaaliyeed ayaan wareysi uu siiyay Tv-ga Universal wuxuu ku sheegay inuu cilmi baaris ku sameeyay sida ay cirbada daroogada u sii kordhin karto faafinta...

Ku simaha Duqa Muqdisho oo maanta ka qeybgalay furitaanka Mashruuc Mashruucan ay maal-gelineyso World...

0
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qeyb galay kulan lagu daahfuray mashruuca Kobcinta Maamulka kheyraadka Soomaaliya (SERP) iyadoo Madasha ay ku...

Tartan loo galaayo Mashruuca dhismaha Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta oo tartan

0
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta Xukuumada Faderaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in loo tartamayo mashruuca dhismaha wasaaradda. Haddaba halkaan hoose ka aqriso qoraalka Wasaarada oo...

Madaxa Atmis oo Muqdisho kula kulmay masuul Dowlada ka tirsan

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Waxaa maanta Xarnta Xalane ee Magaalada Muqdisho kulan ku wada yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa Atmis Danjire Souef Mohamed El-Amine iyo La taliyaha Amniga...

DAAWO VIDEO: Maamulka Gobolka Banaadir oo ugu baaqay inay guuraan dadka degan nawaaxiga biya...

0
Agaasimaha Guud ee Howlaha Guud ahna Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga Maareynta roobabka ka da’ay Magaalada Muqdisho Mudane Cabdirashiid Ibraahim Maxamed ayaa uga digay bulshada in aysan daa’dadka roobka raacinin qashin iyo wasaq...

Booliiska Britain oo xabsiga dhigay banaan baxayaal taageersanaa Qadiyada Falastiin

0
London (daniiile.com)-Magaalada London oo shalay uu ka dhacay dibad bixii ugu dadka badnaa ee Yurub ka dhaca kaasoo lagu taageeraayay qadiyada reer Falastiin loogana soo horjeeday gumaadka Yuhuuda ku heyso shacabka...

Mucaaradka Puntland oo soo saaray jadwalka Doorashooyinka

0
Mucaaradka Puntland ayaa soo saaay jadwal doorasho xili uu sii kordhayo khilaafka kala dhexeeya Madaxweynaha Puntland Saciid C/laahi Dani. Mucaaradka ayaa sheegay in ay 1. Dec 2023 magacaabi doonaan guddiga xallinta khilaafaadka...

Weight loss

- Advertisement -