Advertisement

Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday is ticmaalka Khamaarka ah 1XBET

0
War qoraalka oo ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayay dalka kaga mamnuucday is-ticmaalka Khamaarka ah ee 1XBET. Talaabadaan oo Dowladu hore u qorsheysay ayaa ugu danbeyn maanta amarkaasi mamnuuca la soo saaray...

Wasiiru Dowlaha Difaaca oo maanta booqday Hay’adda maareynta Masiibooyinka+Sawirro

0
Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdinuur Daahir Fiidow oo ay wehliyaan Saraakil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta waxa ay booqasho ku tageen xarunta dhexe ee SoDMA, iyadoo halkaas uu ku soodhaweeyey...

Lafta-gareen oo la kulamay Xildhibaanada faderaalka ee deegaanadaas ka soo jeeda+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Xildhibaanada Labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa deegaan Doorashadoodu ay tahay Koonfur Galbeed. Kulankaan oo ka...

PISF oo mar kale fashiliyay Qarax Miino oo Boosaaso la soo dhigay

0
Hay'ada ciidanka sirdoonka gaarka ah ee PISF oo gacan ka helaysa PMPF ayaa ku guulaystay inay fashiliyaan qarax 2aad oo la doonayay in lagu waxyeeleeyo muwaadiniinta Puntland iyo ganacsiyadooda ee magaalada...

Isbiidka Xasan Sheekh iyo damaca Mucaaradka!!!!

0
Inkastoo xiligii kala guurka iyo kaanbeynka aan la gaarin hadana waxaa mararka qaar sidaas u ekeysiinaya siyaasada isbiidka  badan ee uu ku socdo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud taasoo hurdada ka...

Beesha Caalamka oo ka hadashay xiisada ka taagan Garowe

0
Beesha Caalamka ayaa markii ugu horeysay waxay si adag kaga hadleen xaalada iska hor imaad ee ka taagan Magaalada Garowe ee u dhexeysa Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Dani iyo Mucaaradkiisa. War wada...

Ra’iisulwasaaraha oo Macalimiinta ugu Hambalyeeyay Maalintooda 21-ka November

0
Muqdisho 21, November, 2023--Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hamblayeeyey 21 Nofeembar Maalinta Macalinka Soomaaliyeed iyaga iyo qoysaskooda, isagoo tilmaamay in Macalimiinta Soomaaliyeed ay u...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo uga qeybgalay London shirka Maalgashiga ee Soomaaliya+SAWIRRO

0
London, November 21,2023: Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaaalda London ee dalka Ingiriiska, ayaa Guddoomiyay shirka Maalgashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ee Maalgashishada Ingiriiska. Wasiirka...

Munaasabad lagu xusayo maalinta macalinka 21-ka November oo xiligaan Muqdisho ka socota.

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Waxaa xiligaan Muqdisho ka socda xaflad lagu maamuusaayo maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku asteysan 21-ka November. Dowladii Kacaanka ayaa 21-kii November sanadkii 1974 u aqoonsatay maalinta Macalinka  iyadoo ilaa hadana ay...

Ciidamada Boliis Milataariyo oo Howlgal amni ka fuliyay deegaanka Ceelasha biyaha

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Ciidamada Xasilinta Xamar ee Booliis Milataariyo ayaa xalay howlgalo amni sugid ah waxay ka sameeyeen deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho. Ciidamada oo raxan raxan isula socda ayaa la arkaayay...

Weight loss

- Advertisement -