Advertisement

Degmada Caddalle iyo deegaanada hoos taga oo xaalad wanaagsan ku jira kadib colaadii ...

0
Ciidanka Hay'adaha Amaanka Dowlada Dhexe iyo Garsoorka Dowlad Goboleedka Hirshabelle oo u jihaystay Cadaalada marinta darafyada dadkii walaaha ahaa ee diritu dhex martay. waxaa meel fiican maraya nabadeynta iyo adkeynta xasiloonida deegaanada...

Sicir barar ku yimid maciishada Magaalada Baladweyne.

0
Baladweyne (dayniiile.com)-Waxaa sicir barar xoggan uu ku yimid maciishada quutul duriiriga ee magaalada Baladweyne Xarunta Gobolka Hiiraan. Sida horaba loola socday Magaalada Baladweyne waxaa heystay dhibaato ka dhalatay robabkii iyo fatahaadaha wabiga...

La Taliyaha Madaxweynaha ” Dowlada waxaa ka go’an in dalka lagu hoggaamiyo Doorasho qof...

0
Muqdisho  (dayniiile.com)-La taliyaha Madaxweynaha C/raxmaan Baadiyoow ayaa meel uh shir iaga qeybgalayay wuxuu ku soo hadal qaaday sida doorashada ay noqon doonto isagoo ku celiyay mowqifka Dowlada hada jirta. C/raxmaan baadiyow wuxuu...

DAAWO VIDEO: Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo isku dhiibay Mucaaradka Danab

0
Garowe (dayniiile.com)-Ciidamo Tiradooda lagu sheegay 120  kana tirsnaa Daraawiishta Puntland ayaa isku dhiibeen Ciidamada Kumaandooska Danab ee mucaaaradsan siyaasada Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Dani. Ciidamadaan Danab ayaa Garowe ku leh Saldhig Ciidan...

Shir Madaxweyne Xasan la yeeshay Ra’iisulwasaaraha Britain oo looga dhawaaqay in Somalia la siinaayo...

0
London; Nofeembar 20, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Mudane Rishi Sunak ayaa soo bandhigay sida Soomaaliya ay mudnaanta u siinayso...

Xamze Cabdi Barre iyo Madaxweyne xigeenka Jubaland oo Dooloow ku kulmay+SAWIRRO

0
Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, maamulka Gobolka Gedo, maamullada degmooyinka iyo waxgaradka deegaanka ayaa soo bandhigay...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo shir kaga qeybgalay London+SAWIRRO

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada London kaga qeyb galay shirweynaha cunno yarida oo looga hadlayay sidii loo sugi lahaa cuntada adduunka. Shirkan oo ay wada qabteen Dawladda...

Ajaanib ka tirsan Kooxda Daacish oo lagu qabtay puntland 

0
Afar nin oo ah Ajaanib ka tirsan Kooxda Daacish ayaa lagu qabtay Puntland sida uu cadeeyay Af-yeenka Booliiska Soomaaliya. "Ciidamada Amaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay afar dhagar-qabe oo ka tirsan khawaarijta...

DAAWO VIDEO: Maxkamada Ciidamada oo Maanta la soo taagay Wiil ku eedeysan Alshabaab-nimo iyo...

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta u fadhiisatay dhageysiga dacwad loo heysto nin ku eedeysan Alshbaab-nimo,dilka 4-ruux iyo dhaawaca sarkaal Dowlada ka tirsan. Afarta ruux ayaa dhamaantood u geeriyooday qarax miino ...

Dadka ku geeriyooday deegaanada Jubaland oo sii kordhay

0
Waxaa sii kordhay tirada dadka ku geeriyoonaya daadadka ka dhashay roobabka Elnino iyo fatahaadaha Wabiyada deegaanada Maamulka Jubaland. xildhibaan Mustaf Maamoow Geedi oo ka mid ah golaha wakiilada Jubbaland una waramayay Idaacada...

Weight loss

- Advertisement -