Advertisement

Lafta-gareen iyo Wasiirka Gaashaandhiga oo gaaray Magaalada Diinsoor+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Wasiirka gaashaan-dhigga XFS, qaar ka mid ah golaha wasiirada koofur gabeed iyo masuuliyiin kale ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey maanta Magaalada...

Xeer ilaaliyaha guud ee Maamulka Jubaland oo la magacaabay

0
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Nuuradiin Maxamed Khaliif u Magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Jubaland. Haddaba halkaai hoose ka akhris warqad ka soo baxday Madaxweynaha Maamulka  Jubaland oo...

Wadadii Tareenada Kenya oo go’ay roobabka dartood

0
Nairobi (dayniiile.com)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya saameynta roobabka El-nino uu ku yeelanayo qaar ka mida dalalka geeska Afrika gaar ahaan Dalka Kenya oo aan deris nahay. Wararka Kenya laga helayo...

Af-hayeenka Xamaas oo baahiyay war lala yaabay fasirkiisa.

0
Gaza (dayniiile.com)-Afhayeenka Dagaalyahanada Xamaas ayaa saxaafada u sheegay war dhan kasta u fasirmi kara kaasoo siduu u dheegayna farxad gelinaya yuhuuda. Af-hayeenka ayaa ka dhawaajiyay inuu go’ay xiririkii ay la lahaayeen ciidamada...

Madaxweynaha Ereteria oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo ka gudoomay Safiirka Soomaaliya

0
Asmara (dayniiile.com)-Cumar Idiris oo Dowlada  Soomaaliya u magacowday Safiirka Dalka Ereteria ayaa gaaray  Magaalada Asmara ee Xarunta Dalka Ereteria. Madaxweynaha Dalkaasi Isaias Afwerki ayaa Jimcihii shalay waraaqaha aqoosnsiga wuxuu kala wareegay Danjiraha Soomaaliya...

Xukun dil ah oo Saaka lagu fuliyay Askarigii Guriceel dilka ka gaystayl

0
Guri-ceel (dayniiile.com)-Fagaare ku yaal Magaalada Guri-ceel waxaa Saaka lagu toogtay gacan ku dhiigle Cabdisalaan Cali Axmed  kaasoo maalmo ka hor guriceel ku dilay wiil la dhashay Taliyaha Booliiska Guri-ceel. Maxkamada Ciidamada Qalabka...

Israa’iil oo Saaka duqeyn kula kalahday shacbiga Gaza

0
Gaza (dayniiile.com)-Saaka oo Axada waabarigii hore ayaa la soo sheegayaa in diyaaradaha Dagaalka  Isra'iil Duqeymo kula kalaheen shacbka ku dhaqan Magaalada Gaza ee dhulka muslimiinta reer Falstiin. Wakaaladda Wararka Falastiin ee Wafa...

Nin xaaskiisa ka gubay xubnihii taranka oo la qabtay iyo waxa ku dhici doona

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Dhibanaha iyo qoyskab si badbaadadada shaqsiga iyo tan bulsho loo ilaaliyo BBC-du waxay qarisay magaceeda iyo kan ninkeeda, iyo sidoo kale halka ay ku nooshahay. Waxay ka dhacday arrintani deegaan...

Laba kenyaan ah oo loo soo xirey inay shacab lacago uga dhaceen ka mid...

0
Nairobi (dayniiile.com)-Ciidamada Booliiska Kenya ayaa xabsiga dhigay Laba nin oo kenyaan ah kuwaasoo shacabka lacago uga dhaceen ka mid ahaanshaha waaxda socdaalka ee xarunta Nyayo House. Guddiga anshaxa iyo la dagaallanka musuqmaasuqa...

Muxuu yahay heshiska ay ansixiyeen Maamulka G/banaadir ee lala galay Dalka Turkey +Sawirro

0
Muxuu yahay heshiska ay ansixiyeen Maamulka G/banaadir ee lala galay Dalka Turkey Muqdisho, 18 November 2023: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay Shirka Todobaadlaha...

Weight loss

- Advertisement -