Advertisement

Dowlada Britain oo Muqdisho tababar ku siisay Saraaakiil Atmis ka tirsan+Sawirro

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Saraakiil ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ku jooga magaca Atmis ayaa maanta Muqdisho loogu soo xirey tababar qeybo kala duwan lahaa. Saraakiishaan oo tiradoodu ahayd 14 sarkaal ayaa tababarku...

Dadkii u shaqeeyay Dawladda Soomaaliya ee ku biiray al Shabaab

0
Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa  sheegay in ay jiraan dad badan oo horay ugu soo adeegay dawladda Soomaaliya oo markii dambe ku biiray ururka al Shabaab. Hadaba yaa kamid...

Madaxweyne Saciid Dani iyo Mucaaradkiisa oo mar kale ay ka dhex qaraxday

0
Garowe (dayniiile.com)-Iyadoo dhawaan la hadal hayay rajo ah inay is fahmaan Madaxweynaha Puntland Saciid Dani iyo Mucaaradjkiisa islamarkaana la filaayay in habka doorashada labada dhinac midkood kan kale u tanaasulo ayay...

Dowlada oo ka hadashay arinta Nageeye Cali Khaliif

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Wasiirka arimaha gudaha Dowlada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arin hadal heyn badan ka dhalisay baraha bulshada oo ah in Wiil Macalin ka ahaa Jaamacada...

DEG DEG; Dab aad u xooggan oo caawa ka kacay Xarunta Xalane+SAWIRRO

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Dab aad u xooggan ayaa caawa ka kacay Xalane oo ah Xarunta ugu weyn Muqdisho ay ku leeyihiin Ciidamada Midowga Afrika iyo guud ahaan ajaanibta reer Galbeedka iyo safaaradaha. Waaxda Dab-damiska...

Wasiirada Ganacsiga Somalia iyo Turkey oo ka wada haleen heshiisyo hore loo gaaray

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Cabdirashid Haji Abdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo wadanka Turkeyga kaga qeybgalaayey Shirka Madasha Ganacsiga ee Turkeyga iyo Afrika, ayaa wuxu halkaas kulan gaar...

Mareykanka oo dadkiisa Kenya ku sugan uga digay weerar Alshabaab kaga yimaada

0
Nairobi (dayniiile,com)-Sida BBC-du sheegtay  safaarada Dawladda Maraykanka ee Kenya ayaa soo saartay digniin la xariirta weeraro Ashabaab kaga yimaada muwaadiniintooda Mareykanka ee ku sugan Magaalada Nayirobi. Digniinta ka soo baxday Safaarada Mareykanka...

Hooyo Cunugii ay dhashay ku tuurtay Musqul Magaalada Hargeysa

0
Hargeysa (dayniiile.com)-Xaafada Cabeeye magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland waxaa maanta ka dhacday arin yaabkeeda leh markii hooyo u dhalatay Dalka Itoobiya  ay musqul ku riday cunug ay dhashay . Ciidamada Dab-damiska oo...

Maxaa ka jira in Dowladu warbixin ka soo saareyso xaalka Nageeye Cali Khaliif

0
Muqdisho (dayniiile.com)- Nageeye Cali Khaliif oo maalmhii ugu danbeeyay aad loo hadal hayay inuu Alshabaab ku biiray ayaa ugu danbeyn la sheegayaa in Dowladu kiiskiisa isha ku hayso. Sida BBC-du sheegtay saraakiil...

Dowlada Kenya oo ka cabsi qabta in Alshabaab fuliyaan weeraro ay Xamaas ku taageerayan.

0
Nairobi (dayniiile.com)-War ka soo baxay Hay’adaha amniga ee Dalka Kenya ayaa lagu muujiyay cabsi ay ka qabaan weeraro Xamaas lagu taageerayo in dalkeeda lagu soo qaado. Kenya  waxay  soo saareen diginin uu...

Weight loss

- Advertisement -