Advertisement

XOG: Madaxweyne Xasan iyo Muuse Suudi oo markii ugu horeysay kulmay tan iyo markii...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa hoygiisa ku booqday Sanatar Muuse Suudi Yalaxoow oo xurguf siyaasadeed uu kala dhexeeyay mudooyinkaan danbe. Khilaafka labada dhinac wuxuu yimid kadib markii duqa Magaalada...

Ciidamada Israa’iil oo soo bad-baadiyay laba heyste

0
Ciidamada Yuhuuda ayaa ku guuleystay inay soo bad-baadiyaan laba nin oo ka mida muwaadiniintooda oo gacanta ugu jira Dagaalyahanada Xamaas. Magaalada Rafax oo ka mida Marinka Gaza ayaa laga soo helay labadaani...

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Difaaca Somalia iyo Wasiiru Dowlaha Difaaca Imaaraadka Carabta

0
Wasiirka Difaaca JFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo khadka taleefonka kula hadlay Wasiiru Dowlaha Difaaca ee Dowladda aan walaalaha nahay ee Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa uga tacsiyeeyay xukuumadda, shacabka...

Warbixin Dastuurka ku saabsan

0
1960kii ayaa u danbeysay in Baarlamaan Soomaaliyeed uu si dimuqraadi ah uga doodo una ansixiyo dastuur rasmi ah oo ay Soomaalida leedahay. Baarlamaanka maanta jira wuxuu nasiib u yeeshey inuu isaga...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyada oo shir ku qabayay Kismaayo+Sawirro

0
Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa shir socday muddo labo maalin ah ugu qabatay Magaalada Kismaayo ilaa 21 sarkaal oo ka kala socday hay’addaha kawada shaqeeya xuduudka. Ujeedka Shirkan ayaa ahaa in...

Ardey Macalinkiisa ku dilay Muqdisho

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Sanadkaan siduu u dhashayba waxaa Muqdisho ku soo batay dilal arxan daran oo ay isu geysanayaan laba isu dhaxday,laba is dhashay iyo ardey iyo macalinkiisa oo maanta duhurkii u danbeysay. Iskuulka...

Taliska Milatariga oo sheegay inay dib ugu laabanayaan Caad iyo Shabeeloow

0
War ka soo baxay Taliska Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamada Dowladh ku laabanayaaan fariisimo ay dhawaan soo baneeyeen Taliska wuxuu si gaara ah u sheegeen inay Ciidamadu dib ugu...

DAAWO: Xildhibaanada labada Aqal oo dood adag ka yeeshay wax ka badalka dastuurka 

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta ka dhacay Baarlamaanka dood adag oo ah yeehseen Xildhibaanada labada aqal ee Soomaaliya . Ajandaha maanta oo ah mid xasaasi ah ayaa ku saabsan wax ka badalka Dastuurka, qabya...

Howlgal ka dhan ah Itoobiyaanka oo Boosaaso laga sameeyay

0
BOOSAASO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalo xeebeedka Puntland ee Boosaaso  ayaa sheegaya in Ciidamada Amaanku howlgalo ay sameeyeeen ay ku soo qab-qateen Itoobiyaan u badan Oromo oo waqtiyadaan danbe soo buux dhaafiyeen...

Xildhibaanada labada aqal oo saaka leh kulan xasaasi ah.

0
Labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda ayaa markii ugu horreysay muddo 60 sano ah ka dib ka doodaya ansixinta wax ka badalka iyo dhammeystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo dhowr iyo...

Weight loss

- Advertisement -