Advertisement

Hay’ada Maareynta Masiibooyinka oo Maanta shir wada tashi ka furtay Muqdisho

0
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay shir wadatashi ah kaas oo looga hadlaayo Mideeynta lagunana casriyeenaayo digniinaha hore iyo...

Dowlada Itoobiya oo xukun ku riday Alshabaab sanado ka hor weeraray dhulka zoonka-ka 5-aad

0
Maxkamad laga leeyahay dalka Itoobiya ayaa 2 sano ka dib waxay xukun ku rideen xubno badan oo ka tirsan dagaalyahanada alshabaab ee soomaaliya ka dagaalama kuwaasoo dagaalka lagu qabtay. Maxkamada Itoobiya siday...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo ka warbixiyey Dagaaladii ka dhacay Gobolada Dalka qaarkood

0
Wararka naga soo garaaya gobolka mudug ayaa waxey shegayaan in halkaasi ay dagaalo ka dhaceen shalay iyo maanta ,kaasoo u dhaxeeyay ciidamada dowlada iyo kuwa degaanka oo dhinac ah iyo Alshabaab. Taliyaha...

Af-hayeenka Booliiska oo ka hadlay weerarka SYL Hotel

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Af-hayeenka Booliiska Soomaaliya Gaashaanle sare Qaasim Axmed Rooble ayaa shir jaraa'id uu goor dhaw qabtay wuxuu kaga hadlay weerarkii Alshabaab ku qaadeenb SYL Hotel. Af-hayeenka wuxuu sheegay in xaalada sideedii...

DEG DEG: Dagaal goor dhaw ka dhex qarxay SSC Qaatumo iyo Somaliland

0
Laas-caanod (dayniiile.com)-Dagaal culus ayaa goor dhaw ka bilowday duleedka dhanka Galbeed ee Magaakada Laas-caanood kaasoo u dhexeeya Ciidamada labada Maamul ee SSC Qaatumo iyo Somaliland. Hub waa weyn ayaa la isu adeegsanayaa...

Xiisad Dagaal oo ka taagan duleedka Jowhar

0
JOWHAR (dayniiile.com)-Wararka laga helaayo Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabellle ayaa sheegaya xiisad dagaal ay ka jirto duleedka Magaaladaasi. Xiisadaan Colaadeed ayaa u dhexeysa laba beelood oo isku haya in mudo ahba...

Cali Jeyte oo ku gacan seeray Casuumad uu u fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

0
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cusmaan uu iska diiday casuumad uu u fidiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh...

Qaraxyo waa weyn iyo dagaal toos oo laga maqlayo magaalada Muqdisho

0
Dhowr qarax oo isxigay aya caawa fiidnimadii laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Qaraxyadan ayaa markii la maqlay waxay dad badan ku abuureen cabsi iyo walaac xooggan, iyadoo la isweydiinayey...

Xildhibaanada Puntland ku metala BF Soomaaliya oo ku dhawaaqay go’aan culus

0
Qaar kamid ah xildhibaanada baaralamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ee kasoo jeeda Puntland ayaa war xasaasi ah kasoo saaray xiisadda ka taagan maamulkaasi, gaar ahaan doorashada. Warkan oo ay si wadajir ah...

Saciid Danni mar kale ma u tanaasuli doonaa?

0
GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid C/llaahi Dani uu ka soo horjeedo mowqifka Isimada Puntland ee ahaa in xildhibaanada Puntland laga dhigo 49 xubnood. Habeen...

Weight loss

- Advertisement -