Advertisement

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Jowhar

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Jowhar , iyadoo halkaas uu ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen. Madaxweynaha ayaa Jowhar u tegay dardar gelinta...

Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo safar ku tegay Gobolka Gedo

0
Madaxweyne ku-xigeenka  Dowlad Goboleedka  Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Luuq ee gobolka Gedo. Wafdiga Madaxweyne ku-xigeenka ayaa waxaa degmada Luuq kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magalada Jowhar

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay madaxda Hirshabelle iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Xasan Sheekh...

War farxad leh oo ku saabsan daabicista Shilin Soomaaliga

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Dib-u-daabacidda Lacagta Shilinka Soomaaliga. Ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in dib loo soo nooleeyo lacagta dalkeenna, si...

Sirdoonka Kenya oo sheegay Shabaab inay dalalka deriska ka qoranayaan dagaalamayaal cusub

0
Al Shabaab ayaa billaabay inay dardar galiyaan qoritaanka ajaaniibta dalalka dariska la ah Soomaaliya, iyadoo ay yaraadeen dadka Kenyanka ah ee ku biiraya kooxda, sida ay sheegeen sirdoonka Kenya. Laba nin oo...

Mooshin isla xisaabtan ah oo lagasoo gudbiyay guddoonka golaha shacabka

0
Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa mooshin isla xisaabtan ah ka keenay guddoonka golaha shacabka. Sida uu sheegay xildhibaan katirsan baarlamaanka, guddoonka baarlamaanka ayaa lagu eedeynayaa inay cuuryaamiyeen fadhiyadii baarlamaanka, iyadoo...

Xubanaha xisbiyada mucaaradka ugu jira Guddida Doorashooyinka Somaliland oo qaadacay go’aanka guddidu ku dhawaaqday

0
Labada xubnood ee Guddida Doorashooyinka Somaliland ugu jira labada xisbi mucaarad ayaa sheegay in ay qaadaceen go’aankii guddidu ku cayintay wakhtiga la qabanayo doorashooyinka ururada iyo madaxtooyada. Afhayeenka Guddida Doorashooyinka Cabdicasiis Xirsi...

Xildhibaan Xaawo Sokor ” Baydhabo xaalad adag ayaa ka jirta oo kiilada Sokorta waxay...

0
Dadka ku nool magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa wajahaya xaalado adag oo dhanka nolosha ah oo ka dhashay go'doon ay galisay kooxda Al-shabaab magaaladaas. Xubno ka tirsan mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka...

Xilliga ay dhacayaan doorashooyinka Madaxweynaha Somaliland & tan Xisbiyada oo la shaaciyay

0
Gudiga Doorashooyinka Soomaaliland ayaa ku dhawaaqay in Bisha December ee Sanadkan la qaban doono Doorashada Xisbiyada Siyaasada si loo helo Sadex Xisbi taasi oo ka dhigan in Xisbiyada hada jira uu...

Bibby Stockholm: Doonta muhaajiriinta ah oo ku wajahan Dorset ka dib markii uu ka...

0
  Doon weyn oo hoy ah oo lagu muransan yahay boqolaal magangalyo doon ah ayaa ku sii jeeda xeebta koonfureed ee Portland ee Dorset. Bibby Stockholm ayaa subaxnimadii Isniinta doomo jiid looga raray...

Weight loss

- Advertisement -